Xildhibaanadii 1960kii ka soo baxay Somaliland
Qaar ka mida haldoorkii degmada Xiis Xarrago oo uu faahfaahinayo Mayor ka Xiis, Cumar Maxamed Biixi.
Ururka Horumarinta Xiis
Qaar ka mida haldoorkii degmada Xiis Xarrago oo uu faahfaahinayo Mayor ka Xiis, Cumar Maxamed Biixi.
Masjidkan ayaa waxa laga hirgaliyay degaanka Hal-Gaab ee Yufle hoos yimaada waxana ka hirgalisay ilaahay haka jasaa’i siiyee Aamina Xaaji Ismaaciil oo degaanka ka soo jeeda hada se ku nool…
Magaca ‘Xiis Xarrago’ bilaash kumuu bixin. Xiis Xarrago (Mundus) – waxay ahayd walina tahay one of the most important strategic trading route in the Horn of Africa. Shalay way ahayd…
Masjid Al-fatxi oo la dhammaystiray xadhigana laga jaray Maasha Allah.
Soddonkii sanno ee Somaliland jirtay maxay Xiis-Xarrago ka faa’iiday dawladnimada Hargeysa? Jawaabtu waa dhankiina, daawasho wacan. As of today, 12/12/21, video-gan waxa ‘Sahan TV Facebook’ ka daawaday dad ka badan…
Muuqaal quruxbadan oo laga soo duubay deegaanka beeralayda Dayaxa iyo Dayaxa Secondary School. Muuqaalkan oo aad u soo jiitay indhaha Soomaali badan oo dunida dacalladeeda ku kala nool ayaa waxa…
https://dawgaheis.com/wp-content/uploads/2021/01/Xiis-Xarrago-Beach.mp4 This is Xiis - Enjoy the view
Wax qabadka Maxadkan Waxaa iska Kaashaday Qolqol joog iyo qurba joog Halkan waxaa idiinka muuqda deegaanka Maax oo uu ka muuqdo Maxadkii ay ka qalinjebiyeen arday tiro badan oo hada…
Wax qabadka qurba joogta degaanku ka hirgaliyeen Raqas Raqas, waxay qiyaastii dhacdaa 70km waqooyiga/galbeed Ceerigaabo isla markaana koonfur ama guban ka xigtaa degmada Xiis. Raqas waxay caan ku tahay xabkaha…
Mayor-ka Xiis, Cumar Maxamed Biixi, oo ka waramaya muhiimada iyo Taariikhda ay Xiis ku leedahay ama ku lahaan jirtay mandaqada Geeska Africa iyo Caalamka kale intiisaba. Clip kani wuxu ka…
https://vimeo.com/462033085 https://vimeo.com/462029970 https://vimeo.com/462027626
Maraakiibta kuma soo xidhneen marimadii Xiis Waa Gabay uu tiriyay Abwaan Ismaaciil Xasan Cabdi oo degaanka ku saabsan.